Shabaabka Taageera Khaarijigu lagu magacaabo Maxamed Saciid Attam ayaa la sheegayaa in ay gobollada woqooyi bari ee deegaannada Puntland ay ka wadaan diiwaan gelinta khawaarij ay doonayaan in ay ka qeyb qaataan daadinta dhiigga dadka Muslimiinta ah ee reer Puntlan.
Wadaaddada wahabiyada oo ah khawaarij aad ugu badan degaannada woqooyi Bari ee maamulka Butlaan ayaa la sheegayaa in ay gooba qarsoon ka jeedinayaan muxaadarooyin qarsoodi ah oo ay ku khaldayaan dhallinyarada degaanka, waxayna ku booriyaan in ay glaan jihaadka lagula dagaallamayo waxa ayugu yeereen jihad lala galo Gaalada oo ay uga jeedaan dadka reer Puntland shacab iyo madaxda.
Arrintan ayaa la filayaa in ay shabaabka reer Barigu ku fashalmaan maadaama ay ugu tala galeen hab qarsoodi ah, haddana ay noqotay mid meel kasta looga sheekaysto, lagana yaabo in gacanta lagu soo dhigo kuwa ciidammada u qoraya dhallinyarada, kuna khiyaanaya diin ka beensheegista iyo ballan qaadka mushaarrada beenta ah.
Ahlusunna.org