Yaa Yiri Waa Qaadisiya?
Tacsi: Sh. Axmed Cali Culusow oo Ku Geeriyooday Moqdisho Subixii Sabtida. Ilaahay Ha u Naxariisto!
Wixii Aan Raacsanayn Garabka Al-Shabaab Oo Gaalo Lagu Tilmaamay - gedonet.com
Al-Shabaab oo Dhabarka is Xijiyay - waagacusub.com
Khalkhal iyo Jahwareer Soo Wajahay Taageerayaasha Alshabaab ee Puntland
Taageerayaasha Shabaabku ma Matalaan Waxgaradka Reer Gal-guduud
Daraasad xog uruurin ah oo laga sameeyay Gobolka galgaduud iyo dagaalada ka socda --- Shaaficiyah.com
Taariikhda Hijriyada
Alshabaabku waa sahanka Itoobiyaanka
Shabaabkaa ka gar leh sheekhyada wahaabiyada (Qeybtii 5-aad)
Shabaabkaa ka gar leh sheekhyada wahaabiyada (Qeybtii 4-aad)
Shabaabkaa ka gar leh sheekhyada wahaabiyada (Qeybtii 3-aad)
SHABAABKAA KA GAR LEH SHEEKHYADA WAHAABIYADA (Qaybtii 2aad)
BURBURINTA IYO QUFASHADA QUBUURAHA SAALIXIINTA
MAWAAQIFTA CULIMMADA AHLUSUNNA WAL-JAMAACAH
Shabaabka oo jabkii ugu waynaa ka soo gaaray Guriceel
Xoogagga Ahlusunna oo Dibugurasho Ciidan Sameeyay Dhanka Dh/Mareeb
Dagaalkii Dhuusamareb oo soo af-jarmi Raba iyo Shabaabka oo Go'doon ah
WAR DEG DEG AH ... Gellinsoor oo Dagaalkii Ahlusunnah iyo Khawaarijtu Ka Billowday
WAR DEG DEG AH... Dagaal ka Qarxay Dhuusamareeb
Shabaabka oo xukumay in sheekhoodi Gaaloobay
Dhambaal taageero iyo bogaadin ah
Jayshka Ahlusunnah oo Kaashanaya Shacabka reer Matabaan oo La Wareegay Degmadaas Saacado ka Hor
Warar loo maleeynayo inay maleegeen Idaacadaha iyo Saxaafadda Gacan-Saarka La Leh Al-shabaab oo Sheegay Ciidammo Itoobiyaan ah.
Xoogagga Ahlusunnah Waljamaacah oo Hareereeyay Al-shabaabka Guriceel si Looga Badbaadiyo Burburinta Mowlacyada Waxbarashada Cilmiga iyo Qubuuraha Muslimiinta
» Read More    
Qeeyladhaanta Shabaabka iyo Aqoonta Sheekh Ashcari Ahlusunna - waagacusub.com
Qayladhaan aan kala go’ lahayn ayaa ka soo yeeraysa Shabaabka, waxaana ka muuqanaya wel wel , walaac iyo argagax aan horey loogu arag.... - 05 Jan 2009
» Read More    
Shirar Muhiim ah oo ay Yeesheen Culumada Iyo Aqoonyahnnada Ahlusunna Waljamaacah Ee Geeska Africa
Culumada iyo aqoonyahannada Ahlusunna Waljamaaca, ee ku sugan dalalka geeska africa ayaa waxa ay wax laga xumaado ku tilmaameen, dhalinyarada baaskooladaha ku hubaysan; al-shabaab ee dilalka naxdinta leh u gaysanaya culumada dalka ku sugan.... - 05 Jan 2009
» Read More    
Dagaal Gaaban oo Guriceel Agtiisa Ka Dhacay, Tuulada Ceel-Baraf
Tuulada Ceel-Baraf oo 10 Km ka xigta magaalada Guriceel dhanka koofur-bari, ayaa lagu soo warramayaa in dagaal ka dhacay.... - 03 Jan 2009
» Read More    
Khawaarijta oo Weerarka Guriceel isu Diyaarinaysa iyo Dagaal Cusub oo Qarxi Kara Dhawaan
Wararka ka imaanaya Guriceel ayaa sheegaya in laga yaabo dagaal dib uga soo cusboonaada halkaas. Waxaa lagu soo waramaa in ururka Ashayaadiin la kulmeen caqabada badan oo ay ka mid tahay iyadoo ciidankii degaanka oo intiisii badnayd ay u soo goosteen dhanka Sunniga.... - 02 Jan 2009
» Read More    
Shiikh Ceelbuur oo dil burcadnimo ah lala beegsaday
War dhowaan naga soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in dooxatada Alshabaab, dil burcadnimo (Assassination) ah, ku dileen shiikh caan ah oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Soomaaliya, magaciisana la oran jiray: Shiikh Maxamed Ibraahim Ceelbuur.... - 02 Jan 2009
» Read More    
Afhayeenka Ahlusunna oo shacabka ugu baaqay iney ku soo noqdaan guryahooda
War naga soo gaaray Guriceel ayaa sheegaya in maanta meel fagaara ah, afhayeenka Ahlusunna Waljamaaca uu kala hadlay shacab isu soo baxay. Halkaasoo, afhayeenku ugu baaqay bulshadii degaanka ka bara kacday, markii Shabaabku weerarro soo noqnoqday ku soo qaadeen magaalada ugu baaqay, in haatan nabad gelyadu ay sugan tahay, ayna ku soo laabtaan guryahooda.... - 01 Jan 2009
» Read More    
Saxaafadda Gacansaarka la Leh Al-shabaab oo Buunbuunisa Warar aan Waaqic Ahayn
Bal wax yar ka eeg wararka sheegaya in shirar lagu qabtay Guriceel iyo in Guddoomiye ay leedahay magaaladaasi! Bil ka hor, Guriceel ayaa culumadeedii la xasuuqay, qubuuraheedii la qufay, shacabkeedii la barakiciyay oo xataa odaayaasheedii gardaduub loo xiray. idaacadaha ay ka midyihiin HornAfrik iyo BBC ayaa waxaa la gudboon in ay maslaxadda ummadda eegaan ee danaha yar yar aysan wax walba ku cabbirin. ... - 31 Dec 2008
» Read More    
WAR DEG DEG AH ... Gobolka Galguduud oo Laga Hirgalinayo Nidaamka Ku-dhaqanka Shareecada Islaamka
Hoggaanka sare ee culumada Ahlusunna Waljamaaca, ayaa dhisay maamul degaanka ka fulin doona, ku dhaqanka Shariicada Islaamka. Hoggaanku waxaa kale uu diyaariyay, qaabkii maamulka degmada iyo qaadiyaashii, uuna ku dhawaaqi doono muddo dhow.... - 31 Dec 2008
» Read More    
Sanad-Guuradii 1430-aad ee Hijrada
Maanta oo taariikhdu tahay December 29, 2008 ayaa waxaa bilawday sanadkii Islaamiga ahaa ee hijriga. Taariikhda Hijraduna waxay maraysaa: 1 / 1, 1430. Waxaa laga bilaabay qoridda taariikhda hijrada markii Nabigu csw. uu ka haajiray Makah oo Madiinah u haajiray.... - 30 Dec 2008
» Read More    
No.
Magaca Kitaabka
Waxaa Qoray:
1
Sh. Cusmaan Xidig RC
2
Sh. Cusmaan Xidig RC
3
Sh. Cusmaan Xidig RC
4
Sh. Cusmaan Xidig RC
5
Sh. Cusmaan Xidig RC
6
Sh. Cusmaan Xidig RC
No.
Magaca Kitaabka
Mowduuca
Magaca Sheeka
1 Tafsiirka Qur'aanka
Sh. Max'ud Aw Cabdulle
2
Nuurulyaqiin
Sh. Abuukar Xasan Malin
3
Hadyul-waadix
Sh. Abuukar Xasan Malin
4
Tuxfatul-adfaal
Shariif Ibraahim C/llaahi
5
Hidaayatul-Mustafiid
Shariif Ibraahim C/llaahi
No.
Magaca Dersiga
Magaca Sheeka
Dhageyso
1
Xasuusta Geerida Xaqa ah Sheekh Maxamuud Guriceel
2
Ka foojignaanta Fitanta Sheekh Maxamed Shaakir
3
Fadliga Aalubeydka Nabiga Sheekh Axmed Fanax
4
Fadliga Digriga iyo Mirihiisa Sheekh Axmed Fanax
5
Fadliga Laa ilaaha Illalaahu Sheekh Axmed Fanax
No.
Magaca Juzka
Dhageyso
Duubo
1
 » Juzka 1.aad
2
 » Juzka 2.aad
3
 » Juzka 3.aad
Magaca:

Furaha

Copyright © Ahlu Sunnah Waljamaaca All Rights Reserved