Wahaabiyada Iyo Soomaaliya (Qeybtii 1-aad)
In badan oo ka mid ah umadda Soomaaliyeed ayaa ku jaha wareersan waxa ay tahay xaqiiqada iyo mabaadiida wahaabiyadu, iyagoo u arka, dad diinta u adeegaya. Waxaa ayana jira, in badan oo aaminsan in ay waahaabiyadu u horseedayaan nabad iyo horumar dalka iyo dadka Soomaaliyeed....
|
|
Waa Maxay Alshabaab ?
Salaan kadib: aniga waxey ila tahay, in Soomaalida intooda kale ay wax isku darsan karaan oo wadaagi karaan, isla markaana u heshiin karaan marka laga reebo Nimankan la baxay Shabaab, oo ah sida ka muuqata sifadooda (Khawaarij) oo ahaa Firqo aad u xun oo Taariih madow islaamka dhexdiisa ku leh, waxaana is xusuusin mudan, Sifooyinkii Nabigu csw ku tilmaamay Qoladaas Khawaarijta oo ay ka mid ahayd: (Axdaasul Asnaan) oo Micnaheedu yahay kuwo shabaab ah oo da'yar waana magaca hadda ay la baxeen, sababtoo ah, ma khilaafi karaan magaca ay xaqa u leeyihiin oo Nabigu CSW u bixiyey....
|
|
Yaa Ah Ahlu Sunnah Wal-jamaacah ? Q.1aad
قال الله تعالي : وأن هذا صراطي مستقيما فاتبعوه ولاتتبعواالسبل فتفرق بكم عن سبيله ذلكم وصاكم به لعلكم تتقون Ilaahay (SWT) wuxuu aayaddan quraanka ah ku yiri : kani waa jidkaygii toosnaa ee raaca, hana raacinnina waddooyinka qalloocan si aanay idinkaga kala kaxayn Ilaahay jidkiisa; kaas ayuu Ilaahay idiin dardaarmay, waxaad mudantihiin inaad Ilaahay ka cabsataan. ...
|
|
Soomaaliya Yaa U Maqan?
Su’aashaan waxay jawaab uga baahan tahay dhamaan dadka oomaaliyeed, maxaa yeelay, dhammaanteen waxaan ku kulansanahay magacaas la, wax u maciina, oo ka dul qaada musiibada heysata. Taas waxay na dareensiinaysaa in shaqsi kasta oo Soomaali ah looga baahan yahay in uu garto masuuliyadda ka saaran dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa.
...
|
|
Baraarujinra Caafimaka Qoyska (Qaybta 1aad)
Barnaamijkaan baraarujinta caafimaadka bulshada waa barnaamij tixane ah, oo aan ugu talo galnay, si bulshadu ay aragti guud uga helaan, dhibaatooyinka iyo dhacdooyinka cafaimaad ee la soo darsa....
|
|
Yaa Ashahaada La Dirir Ah?
Waxaa sanadahan danbe dhegaha soomaalida ku batay erayga Ashahaada la dirir, waa dambi weyn oo xaaraam ah, in dad muslimiin ah lagu magacaabo Asahaado la dirir, waana takfiir garasho hooseeya qofkii isaga hadaaqa, isagoon garanayn xukunkiisa iyo ujeeddada ka dambeysa....
|
|
Soomowna Waa Kuma?
Akhriste, waxaad beryahaan maqleysay, Soomow, oo sheegta inuu ku hadlo, magaca Ahlusunna, waxaad ogtahay, xiisadda colaadeed ee ay shabaabku ka wadaan, gobollada dhexe, gaar ahaan, Guriceel, Dhuusamareeb iyo nawaaxigeeda. Waxaad ka dheregsan tahay in shabaabku halkaas ku weerareen, xero, culimo iyo shacab uu Xasan Daahir uwees, ku tilmaamay iney u hoggaansami waayeen, kuna xukumay in la laayo oo la tirtiro....
|
|
Guddoomiyihii Hore ee Ahlusunna Waljamaaca Sheekh C/Risaaq Yuusuf Aadan Oo Ka Hadlay Ragga Sheegtay Inay Ku Soo Biireen Ahlusunna
Sheekh C/Razaaq oo la sheegay inuu bilahanba socdaal shaqo ku marayey waddammada, Imaaraatka Carabta, Suudaan, Jabbuuti, Kenya, Ugaanda, Tanzaniya, Sinsibaar, Sinigaal, Gambiya iyo wadama kale ayaa saxaafadda u soo diray farriin qoraal ah, taasoo uu uga jawaabayey qabqablayaal sheegtay, inay ku soo biireen Ahlusunna waljamaaca. Wuxuuna sheekhu hadalkiisii ku billaabay:...
|
|
Yaa Yiri Waa Qaadisiya?
Bogga Qaadisiya oo ah warside ku jaha wareersan, sidii uu taageero isla mid ah u siin lahaa, wahaabiyada u kala jabtay tobanka garab. Waxay dafirtaa jiritaanka magaca Alshabaab, haddana awood uma yeelan inay caddeyso, khaladka ay ka aaminsan tahay kooxda shabaabka, oo xataa maamulka Qaadisiya u yaqaan munaafiqiin u adeega cadawga, isla markaana xaqira, afkana ka dhowrta magaca Alshabaab....
|
|
Taariikhda Hijriyada
Bisha Muxarram ee hadda aan ku jirno, ayaa waxaa bilawday sanadka Islaamka ee hijriga ah. Waxaana laga joogaa 1430 sano, markii Nabiga csw iyo Saxaabadu Maka ka tageen oo Madiina u haajireen. Halkaas oo laga dhisay dawladdii ugu horaysay ee Islaamka. Maqaaalkaan waxaanu uga hadlaynaa sababihii keenay in la haajiro iyo waqtiga la qoray taariikhda Islaamka....
|
|
Alshabaabku waa sahanka Itoobiyaanka
Akhriste bal aan is weydiinno su'aalo muhiim ah, qof kasta oo soomaali ahine iswediinayo maanta. Ka dibna aan si wadajir ah isula falan qeyno jawaabaha su'aalahaas. Waxay ila tahay in ay shacabku soo gaareen goortii la fahmi lahaay shabaabka, sababtoo ah, shabaabku ayagaa is qeexay. Aan u dhabba galno arrimahan:
...
|
|
Shabaabkaa ka gar leh sheekhyada wahaabiyada (Qeybtii 5-aad)
Taas waxaa beeninaya, xaqiiqada ku qoran kitaabbadooda, iyo waaqica ficilladooda, gaar ahaan meesha ay xoogga ku leeyihiin. Haddaba waxaa is weydiin mudan, muxuu noqonayaa masiirkooda adduun iyo aakhiro, ummad ay culamma u yihiin wahaabiyada waxaas aaminsan?. Maxaa loo eedaynayaa kooxda shabaabka?, haddii aan la diidayn, oo aan la iskana difaacayn, fikrka wahaabiga ah, ee sameeyay gacan ku dhiiglayaasha Al-Shabaab!?....
|
|
BURBURINTA IYO QUFASHADA QUBUURAHA SAALIXIINTA
Burburinta iyo qufashada qabuuraha, ay ku aasanyihiin sheekhyadu, ma aha mid ay billaabeen shabaabku. Waa caqiidada wahaabiyada, waxayna shabaabku ka barteen wadaaddadooda wahaabiyada ah....
|
|
MAWAAQIFTA CULIMMADA AHLUSUNNA WAL-JAMAACAH
Ummadda soomaaliyeed waxaa ku dhacay dhibaatooyin baahsan oo inta badan aanay garan meesha ay ka asiibeen. Waxaa loo adeegsaday shirqoollo iyo mu’aamarado aad u qorshaysan oo midba mid u sii dhiibay....
|
|
Shabaabkaa ka gar leh sheekhyada wahaabiyada (Qeybtii 1-aad)
Mahadda Eebbe ka dib waxaan u mahad celinayaa wax garadka iyo aqoonyahanka soomaaliyeed ee ka fekeraya badbaadinta diinta, dadka iyo dalka soomaaliyeed. Dadka gartay in aan la difaaci karin cadawga debedda iyo noocyada gumaysiga haddii aan la xallin kan gudaha. Waxaa cilmiga iyo siyaasadda ijmaac ku ah in cadawga guduhu ka khatar badan yahay cadawga dibadda....
|
|
Mooriyaantaay adinkaa muraad lehe diinta muranba kuma jiro - Calanka.com
Cabdi Muxumud Amiin oo ahaa Abwaan Soomaaliyeed dhawaana geeriyooday, ayaa ka mid ahaa dadkii ku farxay soona dhaweeyey wax qabadkii Kacaankii 21 Oktoobar, wuxuuna Abwaanku si niyad ah u yiri asagoo u ducaynayey Maxamad Siyaad Barre "wadadii cadayd cagta saartayeey, waligii jiryoow caynaanka hay".
...
|
|
Shiikh Nureini Shiikh Axmad Sh Saabir”Rch” waa shaqsi nuucee ah??
Shiikh Nurein Wuxuu ahaa shiikhii ugu can sanaa degmada Baraawe ee gobolka shabeellada hoose iyo nawaaxigeeda xagga Cilmiga iyo xagga Faafinta Diita Islaamka iyoTarbiyada Muriiddiinta Ahlu Sunnah W al Jamaacah. wuxuu caan ku ahaa aqrinta Kitaabbada iyo Duruusta Cilmiga oon kala joogsi laheen.
...
|
|
CADAWGII SOOMAALIYA OO DHOOLLAHA KA QOSLAYA
Ummadda Soomaaliyeed waa bulsho taariikh fac weyn ku leh diinta Islaamka, arriintaas waxay sababtay inay bartilmaameed u noqoto cadawga soomaaliyeed gaar ahaan dawaladihii gumaysatada ee Yurub hormuudka u ahayd. ...
|
|
|