Hacked
SU.AALO iyo Jawaabo qabuuraha kusaabsan‏,
XERAALE oo looga dhawaaqay maamul wax saxayo muxuuse yahay?
فضل لبلة النصف من شعبان‏
Taariikhdii Al'As'har Al-Shariif iyo Qalinkii Sheekh C/Fataax Shaybe - Mucallim Ashari - . ( Qaybtii 2-aad )
Taariikhdii Al'As'har Al-Shariif iyo Qalinkii dr Sheekh C/Fataax c rashiid - Mucallim Azhari - . ( Qaybtii koowaad )
Caddaynta Xaqa iyo Nasiixda Xaq doonka Buug uu Qoray Sh. C/Rasaaq Yuusuf aadan { Dagaalladii Maxammed C/Wahaab uu ku qaaday Muslimiinta kuna magacaabay Jihaadka}.
Ogaysiis ,waxaan aqristayaasha sharafta leh ugu bishaaraynaynaa in maalinta jumcaha ee taariikhdu tahay 01/07/2011 magaalada stokholm ee dalka sweden lagu qabandoono mu,tamarkii 6aad ee AHlusunna waljamaah.
salome

pwned by belegit / optical illusion
OwNeD
Owned by Optical Illusion
Special shout out to my new friends at BeLegit ;)

Control the illusion.
Control the mind.
Control the world.
...
Shabaabku yey uga daysadeen falalka ay sameynayaan { Qaybtii 12aad }
Dagaalladii lagu qaaday Soomaalida ee ay wadaadaaddada wahaabiyadu ku magacaabeen Jihaadka 1992-dii ilaa 210-ka. ...
Shabaabku yey uga daysaden falalka ay sameeynayaan ( Qaybtii 6aad )
Sheekha wahaabiyada 27 sano ayuu xasuuqayeymuslimiintii degganayd Gobolka Najdi. ...
Al-shabaab iyo kuwa Dadka Gaaleysiiya...Taariikhiyan Meesha ay Salka ku Hayaan
bismilaahi wabihi nastaciin Ilaahay baa mahad leh ..allahaasoo abuuray koonka oo idil ..jirayna koonkaas ka hor.. jiridoonana.. allaahaasoo kaweyn in meel laqotomiyo ama wax loo ekeysiiyo ama jiho gaar ah loo yeelo (laysa kamith-lihi shey,un).. nabad iyo naxariis nabigeenna maxammed CSW baa leh ..ee ahaa iftiimiyihii koonkaan loosoo diray ..dhammaan muslimiinta soomaaliyeed waa salaamantihiin salaanta islaamka ..salaama calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu !!..kadib;...
Taariikhda Wahaabiyada Qeebta 1aad
Mahad oo dhan allaah ayaa iska leh naxariis iyo nabad galyo nabi Muxamad korkiisa allaah yeelo. Waxaan maqalakyga uga hadlaya Taariikhda Wahaabiyada. Waxaana kusoo qaadan doonaa mowduucyadaan: ...
AL-KHAWAARIJ (Tacaariif iyo Xog Fiican)
KHAWAARIJ MAXAY YIHIIN? Khawaarijtu waa Qolo Bidcaa Kamid ah Waxaana luugu Magacabay Khawaarij Kabixitaankoodii Ay Kabaxeen Jamaacada Muslimiinta. Khawaarijtu Waxa ay ahaayaeen Kuwa diida Waxyaabaha Kasoo Horjeeda Fakarkooda Baneestana Waxyaaba Kale Waxa ay Ahaayeen Kuwa Qur,aanka U fasira Si Aan Sax Aheyn Kuwa Badala Ra,yigooda. Khwaarijtu Waa Labo Qaybood: Qayb koowaad: Waxay sheeganayeen Sayid Cusmaan Iyo Sayid Cali Iyo Asxaabu Jamal Iyo Asxaabu Sifiin Iyo Dhamaan Saxaabadii Ogolaatay Dhexdhexaadintii Sayid Cali Iyo Mucaawiyo in Ay Yihiin Gaalo. Qaybta Labaad: Waxa ay sheeganayaan Ruuxkastoo Layimaada Dambi Kabiira In uu Yahay Gaal Kuna waaraa Naarta....
TAAGEERADA GAALADA EE AL-SHABAAB WAA CEENKEE?!!!!
Xogtaan waxaan ku daraasaynaynaa xiriiirka fog iyo taageerada qotada dheer ee ka dhexeeysa gaalada iyo wahaabiyada(khawaarijta). Waxaan caddaynta arrintaan marqaati uga dhigaynaa taariikhda iyo waaqica, si loo ogaado sida ay u kala fog tahay Khawaarijta iyo waxa ay sheegtaan ee ah gaalo la dirirka. ...
AL-SHABAAB, MA MUJAAHIDIIN MISE ADEEGAYAAL AJNABI XUKUN DOONA AH???
Bartilmaameedku waa in la dilo bulshada inteeda hormuudka ah, shaqsiyaadka hawlwadeenka ah, culimada iyo cuqaasha ay dadku dhegeystaan marka ay hadlayaan, aqoon yahannada iyo cid kasta ee bulshada waxtar u leh. Dadkaas waa in la laayo oo la waayo. Ujeedada laga leeyahay maxay tahay? Ujeedadu waa in bulshada ay ka soo harto shacab aan hormuud iyo hoggaamiyayaal lahayn oo ay shisheeye xukumaan. Kooxda Al-shabaab yaa madaxdeeda yaqaan, adeegayaashooda waan naqaane. Adeegayaashoodu waa wiilal cawaan ah oo yar-yar oo maskax-dhaq lagu sameeyey loona soo direy inay laayaan ehelladoodii inta la soo siiyeye bastoolado iyo taleefoonada gacanta oo amarrada lagu siiyo. Waxaa kaloo loo sameeyay in ay Qufaan qaruuraha culimada saalixiinta ah ee soomaaliya sabab u noqotay in diintu soo gaarto sida SH. UWEYS AL-QAADIRI iyo SH.QAASIM ALBARAAWI iyo SH. NUUR XUSEEN MACALIM DHEEROOW,iyo culimo badan Culimadaas oo ay faagteen qabuurtoodii loona iib geeyay Lafahoodii israa,iil iyo talyaan. Waxay kaloo sameeyaan wiilashaas laqalday wax aan Weligeed ka dhicin geyiga soomaaliyeed oo ah Gowraca Culimada iyo Bahweynta soomaaliyeed taas oo aan Soomaaliya laga aqoon. ...
Ninkii Qeyrkii Loo Xiirow Adiguna Soo Qoyso
Bismillaah, Alxamdulillaah, Wasallaahu Calaa Siyidinaa Muxammad. Ugu horrayntii, waxaan halkaan tacsi uga gudbinayaa dhammaan bahda Ahlu sunna Wal jamaacah dilkii naxdinta iyo murugada lahaa ee loo gaystay culumada ay ka midka ahaayeen: Sheekh Ali Afyare, Sheel Ceelbuur, Sh. Xuseen Khaliif, iyo kuwa kale oo badan. Illaahay waxaan oga baryayaa in uu ka raali noqdo, rahmadiisana ku galeeyo, anakana samir, iimaan iyo badal wanaagsan naga siiyo …AAMIIN!.. ...
Saxaafadda u Garbisa Khawaarijta iyo Kuwa aan Xorta Ahayn oo Buunbuuniya Ururo aan Jirin sida Xisbul Islaam
Idaacadaha la dhegeysto qaarkood iyo kuwa isticmaala aaladaha kale ee war isgaarsiineed ayaad moodaa inay qayb ka yihiin dhibaatada lagu hayo shacabka soomaaliyeed....
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50  Next
Magaca:

Furaha

Copyright © Ahlu Sunnah Waljamaaca All Rights Reserved