Home Ahlu Sunna Qur'aan Muxaadaro Articles Contact
»»»»You are in: ahlusunna.org » Tartan » 2.aad

Halkan hoose waxaanu ku soo ururinay dhamaan Macluumaadka ku saabsan Tartankii Qur'aan aqriska ahaa ee ay qabatay Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka Kariimka ah Bishii ramadaan ee Sanadkan 1428 oo ku beeganeyd October 2007.
Waxaa loo habeeyay qaab ku saleysan maalin maalin ah, markii aad doorato maalinta aad jecleysatay in aad daawato waxaa helysaa dhamaan ardaydii tartantay maalintaas Sawiradoodii, Codadkoodii iyo Macluumaad kale oo muhiim ah.

Fadlan Wixii cilado ah ee aad dareento halkan nagala soo socodsii Riix Halkan

Munaasabad aad u balaaran oo lagu maamuusayay Xiritaanka Tartan Qur'aan Aqriska ah ayaa lagu qabtay Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho.
Tartanka Qur'aan aqriska ah ayaa maalmihii la soo dhaafay ka soconayay Masjidka M. Biyamaalow wuxuuna ka mid ahaa Tartanno Qur'aan Aqris ah oo ay sanad waliba qabto Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Jimco 05-October-2007
Qaabkii ay u dhacday Munaasabadda iyo abaalmarintii la siiyay ardayga kaalinta 1.aad galay
"Halkan ka daawo"

Tartan Qur'aan akhris ah oo maalintii 9.aad ka soconaya Muqdisho
Waxaa maalintii 9.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Talaado 02-October-2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka daawo"
Tartan Qur'aan akhris ah oo maalintii 8.aad ka soconaya Muqdisho
Waxaa maalintii 8.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Isniin 01-October-2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka daawo"
Waxaa maalintii 7.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Axad 30-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka daawo"
Waxaa maalintii 6.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Sabti 29-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka daawo"
Tartan Qur'aan akhris ah oo maalintii 5.aad ka soconaya Muqdisho
Waxaa maalintii 5.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Jimco 28-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka daawo"
Waxaa maalintii 4.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Khamiis 27-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka daawo"
Waxaa maalintii seddexaad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Arbaco 26-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka daawo"
Waxaa maalintii labaad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Talaado 25-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka daawo"
Waxaa maalintii oo Isniin ah 12-ka Ramadaan 1428 si toos ah uga bilaabmay Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho tartan Qur'aan Aqris ah oo ay soo qabanqaabisay Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Isniin 24-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka daawo"
Waxaa maalintii oo axad ah 11-ka Ramadaan 1428 lagu qabtay Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho Xaflad lagu furayay tartan Qur'aan Aqris ah oo ay soo qabanqaabisay Mu'asasada Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Axad 23-September 2007
Xafladdii Furitaanka Tartanka, Qaabka Tartanku u dhacayo iyo tirada aradayda ka qeyb-galeysa "Halkan ka daawo"
 
Copyright © Ahlu Sunnah Waljamaaca All Rights Reserved