Assalaamu Calaykum Waraxmatu-Allaahi W. AhlusunnaWaljama'a Wa bog Islaami ah oo u adeega bulshada muslimiinta ah.
 |  Main  |  Wacdi  |  Dikri  |  Cajal  |  Forums |  |  Codka  |  Chat Contact  |  
Menu

   Dr Bout - Muslim Scholar   Sheikh Bouti


Sh. C/razaq
Soomaaliya     &
Ahlu Sunna-Waljamaaca

Qaybtii 1aad
1 2 3 4 5 6 7 8
Qaybtii 2aad
9 10 11
Qaybtii 3aad
12 13 14 15
Qaybtii 4aad
  16 17
Qaybtii 5aad
18

 

 
 

Archives


Dhageyso Qur`aanka Kariimka Sh. Mohamud Khaliil Al-Husri

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 90 91 92 93 94 95 96 97 98 99 100 101 102 103 104 105 106 107 108 109 110 111 112 113 114


 

 

    MAHAD NAQ

 

Waxaan mahad iyo ducaba u soo jeedinayaa walaalihii iga gacan siiyey soo bixitaanka kitaabkan, haddii ay ahaan lahaayeen kuwii igu dhiiri geliyey, kuwii daabacay, kuwii ku gacan siiyey, iyo kuwii iga codsaday intaba.

 

Waxaan mahad taas ka sii wayn u soo jeedinayaa dadkii sababta u noqday inaan wax baranno, oo ay ugu horreeyaan waalidiinteenna, mucallimiinteenna iyo mashaa’ikhdeenna; anigoo dhammaantood ugu ducaynaya in Ilaahay u danbi dhaafo, raalli ahaanshihiisana  ku cammimo.

 

Waxaan mahadda iyo ducada xigta u soo jeedinayaa cid kasta oo waqti ku filan siisa, aqrinta kitaabkan iyo kutubta la midka ah ee lagu caddaynayo firqooyinkii loo soo adeegsaday la dagaallanka caqiidada diinta islaamka, iyagoo ku ganbanaya isla magaca diinta.

 

Waxaan mahad gaar ah u celinayaa qof kasta oo ku sameeya Naqdi ama Taageero wax ka tari karta dabcadda tan xigta.

 

Walaalkiin Cabdirazaaq Yuusuf Aden.

Macluumaat

 
Dowrka Culamada Soomaliyeed Sh. C/Razaaq

Tafsiirka Burdaha 1 2 3 4 5 6 7
Sh. Maxamud
(Guri ceel)
Qasiidatul-Burdaha 1 2 3 4 5 6 7 8 9
مؤسس المذهب الوهابية ليس من أهل العلم  الشيخ سليمان بن عبدالوهاب رحمه الله
 

 
   Copyright© Aswana  info@ahlusunna.org